War Cusub oo kasoo kordhay magacaabistii Guddiga doorashada Koonfur Galbeed

Waxaa saakay si weyn Warbaahinta loogu baahiyay qoraal la sheegay in uu kasoo baxay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekuna oo lagu magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed. C/qaadir Shariif Sheekuna oo maanta Shir jaraa’id qabtay ayaa been abuur ku tilmaamay magacaabista Guddiga doorashada, waxa uuna sheegay in aysan jirin wax guddi ah … Continue reading War Cusub oo kasoo kordhay magacaabistii Guddiga doorashada Koonfur Galbeed